webka waan ku arkay maqaal leh somaliland mise isaaqland. taasi waa run se waxan kale waa kaa dhoodhoob. walaal harti will never get away with their trible estate. wana lagaga daba iman. .... hoos u dhaca ku yimid Lacagtii Doollarka, sixir bararka Maceeshadda la Quuto iyo hoos u sii dhaca Lacagta Somaliland oo uu sheegay in aanney markii horreba dalka wadda gaadhi jirin oo meelo ka mid ah dalka lagu isticmaali jirey Lacago qalaadd, isagoo arrimahaas ka hadlayanna waxa uu ...